AS Roma oo u ogolaaneysa Ashley Cole inuu ku biiro horyaalka MLS

Daafacii hore Chelsea Ashley Cole ayaa lala xiriirinayaa inuu ku biirayo horyaalka Major League Soccer gaar ahaan…

Andrea Pirlo “Tani waa fariin kusocota Barcelona iyo Bayern Munich

Xiddiga qadka dhexe Juventus Andrea Pirlo ayaa rumeysan kooxdiisa iney fariin u dirtay kooxaha oo dhan kadib…

Sergio Ramos oo raali gelin ka bixiyay qaab ciyaareedkiisii xumaa ee xalay

Daafaca Real Madrid Sergio Ramos ayaa qirtay xalay inuu u ciyaaray sixun waxaana uu ku fishilmay booskii…

Koox isku dhaf ah oo laga sameeyay kooxaha Barcelona iyo Bayern Munich

Xiddigaha MSN ee Messi,Neymar iyo Suarez ayaa weerarka ka soo muuqan lahaa caawa xitaa hadii koox isku…

Luis Suarez “Hadii uusan ahaan laheyn Steven Gerrard kuma biireyn Barcelona

Luis Suarez  ayaa daboolka ka qaaday Steven Gerrard inuu kula taliyay inuu Barcelona sugo oo uusan ku…

20 waxyaabood oo ay taariiqda ka tiri guuldaradii Real Madrid ka soo gaartay Juventus

Lugta hore Semi finalka Champions league ayaa xalay la ciyaaray waxaana guul ka soo hoysay Juventus oo…

No Ronaldo”Messi oo hogaaminaya Boqorada gambiska Champions league

Lionel Messi ayaa ah ilaa iyo haatan boqorka gambiska Champions league xili ciyaareedkan waxaana uu ka gambis…

Sheeko Cajiib ah:Luis Suarez oo ka ooysiiyay wiil kansar uu ku dhacay+video

Tani waa sheeko ilmo kaakeeneysa sida uu u naxariis badan yahay Suarez iyo sida ay dadka u…

Koox isku dhaf ah oo laga sameeyay kooxaha Juventus iyo Real Madrid

0 Mar hadii hal koox laga sameeyo kooxaha caawa ciyaaraya ee Juventus iyo Real Madrid xiddigo badan…

Goolhayaha Bayern Munich oo u hanjabay Messi inuusan gool ka dhalin doonin cajiib!!

Goolhayaha Bayern Munich Manuel Neuer ayaa wacad ku maray markale inuu joojin doono oo goolkiisa uu ka…

Ninka ugu taajirsan Qaarada Africa oo iibsanaya kooxda Arsenal

Ninka Africa ugu taajirsan Aliko Dangote ayaa sheegay inuu doonayo in mar uun uu iibsado kooxda Arsenal…

Arsenal oo kula biirtay Real Mad,Barcelona iyo Chelsea kooxaha 100 gool iyo wax ka badan dhaliyay sanadkan

Arsenal ayaa xalay ku biirtay kooxaha  Chelsea,Real Madrid iyo Barcelona kooxaha xagaagan tartamada oo dhan ka dhalisay…

Wax ka ogow balaayada heysata Bayern Munich kahor kulanka Barcelona

Bayern Munich ayaa loo badinayaa iney ciyaarto habeen dambe la’aanta Sebastian Rode iyo Franck Ribery oo waqtiga…

Barcelona oo ka dhaawacmay difaac muhiim u ah

Jeremy Mathieu ayaa noqday ciyaaryahankii ugu dambeeyay oo ka dhaawacma Barcelona waxaana ay ciyaari doontaa la;aantiisa habeen…

Oscar oo laga reebay xulka Brazil warbixin muhiim ah

Tababaraha xulka Brazil Dunga ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha dalkiisa Brazil ugu qeybgalaya Copa America kaas oo…

Juventus oo hal lug lagashay finalka Championka markii ay cagta marisay Real Madrid SAWIRO+

Alvaro Morata iyo Carlos Tevez ayaa quusiyey kooxda difaacanaysa horyaalnimada Championka qaarada Yurub ee Real Madrid markii ay…