Arsenal ayaa xalay ku biirtay kooxaha Chelsea,Real Madrid iyo Barcelona kooxaha xagaagan tartamada oo dhan ka dhalisay 100 gool iyo wax ka badan.
Gunners ayaa 3-1 ugu adkaatay kooxda Hull City.
Siddeed koox ayaa haatan gaaray ama dhaliyay 100 gool iyo wax ka badan,hadana waa kuwee kooxahaas ,kulamada iyo goolasha ay ku dhaliyeen.
Barcelona |: 53 kulan| waxaa ay dhalisay: 159 gool
Real Madrid: 54 kulan|: 147 gool
Bayern Munich | 47 kulan|: 117 gool
Paris Saint-Germain,55 kulan waxaa ay dhaliyeen: 110 gool
Chelsea |: 51 kulan| waxaa uu dhaliyay: 105 gool
Sevilla |: 54 kulan| waxaa uu dhaliyay: 105 gool
Arsenal | 51 kulan | waxaa ay ku dhalisay: 100 gool
Wolfsburg | 48 kulan | : 100 gool.
No Responses to “Arsenal oo kula biirtay Real Mad,Barcelona iyo Chelsea kooxaha 100 gool iyo wax ka badan dhaliyay sanadkan”