• Home

Logo

Banooni
Navigation
  • Home
  • Wararka Maanta
  • England
  • Spain
  • Italy
  • Germany
  • Faransa
  • Championka
  • Afrika

Ninka ugu taajirsan Qaarada Africa oo iibsanaya kooxda Arsenal

By admin | on 06/05/2015 | 0 Comment
taa

Ninka Africa ugu taajirsan Aliko Dangote ayaa sheegay inuu doonayo in mar uun uu iibsado kooxda Arsenal islamarkaana uu isbadal ku sameeyo qaab ciyaareedka Arsenal.

Dangote oo ah taageere Arsenal ayey lacagtiisa tahay $15.7 billion waxaana uu iskudayay inuu iibsado Arsenal sanadkii 2010-kii.

58 jirkan ayaa sheegay wali inuu ku raja weyn yahay iibka Arsenal sidaas waxaa uu u sheegay Bloomberg Business.

Ninkan ayuu  ganacsigiisa ugu badan yahay sonkarta iyo daqiiqa waxaana uu rabaa in Arsene Wenger sida uu kooxda u jideeyay laga badalo oo waji cusub loo hago.

arsenal-v-chelsea-premier-league3

Sanadkiii hore sagaalsano kadib ayey Arsenal ku guuleysatay koobkeedii ugu horeeyay Wenger ayaana tababare u ah kooxdan tan iyo 1996-dii.

 

Share this:

  • Tweet
Share this story:
  • tweet

Author Description

No Responses to “Ninka ugu taajirsan Qaarada Africa oo iibsanaya kooxda Arsenal”

Qor aragtidaada Cancel Reply

Emailkaga dadka ma arkayaan Required fields are marked *


*
*

  • Leonardo Bonucci oo markii ugu horreeysay ka hadlay sababtii uu uga soo tegey Juventus

    23/07/2017 - 0 Comment
  • Xiliga Neymar uu ku biirayo PSG iyo qiimaha uu ugu dhaqaaqayo oo la ogaaday

    23/07/2017 - 0 Comment
  • Real Madrid oo lacag 100 Milyan ka badan kula wareegeysa Kylian Mbappe

    23/07/2017 - 0 Comment
  • Tabobare Antonio Conte oo go’aan uu lix bil ka hor gaaray ku fuliyay Diego Costa

    23/07/2017 - 0 Comment
  • Manchester United oo war wanaagsan kaheshay Fifa. hadaba muxu yahay warka.

    22/06/2017 - 0 Comment
  • Ma rumeysan doontid, marka aad Aragto inta ciyaartoy ee Caan ah haddana ka mid ah Qoxootiyada Kubbadda Cagta Ciyaarta, Soomaali ayaa ka mid ah!!!

    22/06/2017 - 0 Comment
  • Ghana: Asamoah Gyan Oo Sheegaya In Goolkii Ugu Fiicnaa Abid Uu Ka Dhaliyay Soomaaliya

    22/06/2017 - 0 Comment
  • Manchester City oo dhameestiri doonta saxiixa saddexaad ee xili ciyaaredkan,Waa kuma?

    18/06/2017 - 0 Comment
  • Man City oo dalab waali ah ka gudbin doonta laacib laf dhabar u ah kooxda Dortmund

    18/06/2017 - 0 Comment
  • Maxaa ka soo kordhay xaalada xiddiga xulka qaranka Soomaaliya ee Macaani???

    18/06/2017 - 0 Comment

Halkaan Like Dheh Si Aad War Deg Deg Ah U Hesho.

Banooni
  • Home
  • Wararka Maanta
  • England
  • Spain
  • Italy
  • Germany
  • Faransa
  • Championka
  • Afrika
© 2015. All Rights Reserved. Created with love by Mohamed Siidi