
Kadib markii koxda Ac Milan ay ku guuldareesteen inay soo xero geliyaan ciyaaryahan Jakinson Martinez, Ayan waxay doonayaan weeraryahan halis, waxayna isha markaan ku haayan ciyaaryahan Cavan oo u ciyaara koxda PSG.
Dhinaca kale Andreano Galliani Ayaan wali xiisa dhigin, ciyaaryahankii hore ee Ac Milan ninka Rer Sweden Zlatan Ibrahimovic.
No Responses to “Ac Milan Oo Rabta Edinson Cavani.”