• Home

Logo

Banooni
Navigation
  • Home
  • Wararka Maanta
  • England
  • Spain
  • Italy
  • Germany
  • Faransa
  • Championka
  • Afrika

Ibrahimovic; koxdeda kale an u ciyaari doono waxuu ahaan doona mid idinka yaabiyo.

By Diyeeshe | on 31/07/2015 | 0 Comment
Zlatan-Ibrahimovicv

Zlatan aya sheegay inuu ku biiri doono koox an laga fileyn iyadfo waayaadaan lala xiriirinaayi ooxdiisii hore ee Ac Milan.

Ciyaaryahankaan reer sweden ayaa gool ka dhaliyay ciyaar saaxibtinimomnay uga badiyeen koxda Man United, waxa kalo jira warar sheegaya kadib marku dhamaado qandaraaskiisa sanadka danbee inu u wareego horyaalka Mareeykanka koxda MlS.

Wan ku faraxsanahay kooxdeda PSG, waqti xaadirkaan ma jirto cid og meesha aan rabo, markay imaado waqtigega.

Mesha aan aadayo waxey noqon doontaa meel aad aad ula yaabi doontaa ayuu sheegay kadib guushi ay ka gaareen koxda United.

Waan ku faraxsanahay PSG miyaadannarkeeyn gaaroonka , waxaan heesta hal sano qanadaraaskeyga waana ku faraxsaahay halkaan.

Wax walba way soo wanaagsameen,hada waxaan nahay naadi xoogan, waqtigaan wawxan sameyn karna waxi an sameenay wax ka badan, wana ku faraxsanahay.

Kobka an ku guulesani waa mid is diyaarin ah,maahann koob weeyn.

Tani waxa waye xalad iskumndiyaarin dhinac jirka iyo mskaxda ah,wax kale maahin ayu ku soo kbay hadalkiisa.

 

 

 

 

Share this:

  • Tweet
Share this story:
  • tweet

Author Description

No Responses to “Ibrahimovic; koxdeda kale an u ciyaari doono waxuu ahaan doona mid idinka yaabiyo.”

Qor aragtidaada Cancel Reply

Emailkaga dadka ma arkayaan Required fields are marked *


*
*

  • Leonardo Bonucci oo markii ugu horreeysay ka hadlay sababtii uu uga soo tegey Juventus

    23/07/2017 - 0 Comment
  • Xiliga Neymar uu ku biirayo PSG iyo qiimaha uu ugu dhaqaaqayo oo la ogaaday

    23/07/2017 - 0 Comment
  • Real Madrid oo lacag 100 Milyan ka badan kula wareegeysa Kylian Mbappe

    23/07/2017 - 0 Comment
  • Tabobare Antonio Conte oo go’aan uu lix bil ka hor gaaray ku fuliyay Diego Costa

    23/07/2017 - 0 Comment
  • Manchester United oo war wanaagsan kaheshay Fifa. hadaba muxu yahay warka.

    22/06/2017 - 0 Comment
  • Ma rumeysan doontid, marka aad Aragto inta ciyaartoy ee Caan ah haddana ka mid ah Qoxootiyada Kubbadda Cagta Ciyaarta, Soomaali ayaa ka mid ah!!!

    22/06/2017 - 0 Comment
  • Ghana: Asamoah Gyan Oo Sheegaya In Goolkii Ugu Fiicnaa Abid Uu Ka Dhaliyay Soomaaliya

    22/06/2017 - 0 Comment
  • Manchester City oo dhameestiri doonta saxiixa saddexaad ee xili ciyaaredkan,Waa kuma?

    18/06/2017 - 0 Comment
  • Man City oo dalab waali ah ka gudbin doonta laacib laf dhabar u ah kooxda Dortmund

    18/06/2017 - 0 Comment
  • Maxaa ka soo kordhay xaalada xiddiga xulka qaranka Soomaaliya ee Macaani???

    18/06/2017 - 0 Comment

Halkaan Like Dheh Si Aad War Deg Deg Ah U Hesho.

Banooni
  • Home
  • Wararka Maanta
  • England
  • Spain
  • Italy
  • Germany
  • Faransa
  • Championka
  • Afrika
© 2015. All Rights Reserved. Created with love by Mohamed Siidi