
Isku Aadka Isreeb reebka Champions league eeka socda haatan magaalada Nyon ee dalka Swiserland ayaa ka soo baxay war ay ku faraxdo Man United.
Van Gaal ayaa soo dhaweyn doona kooxda Belgium ka dhisan ee Club Brugge.
Man United ayaa eegeysa iney madaxa ku soo dhufato kooxdan si ay isu keento halka ay joogaan kooxaha waa weyn ee saageeda ah oo kale kuwaas oo isku Aad Guruub loo samey doono.
Lugta koowaad ee ciyaarahan ayaa dhacaya 18/19 August halka lugta labaad la ciyaarayo isla bishaas 25/26 .
Isku Aadka wareega isreeb reebka Champions league ayaa u dhacay sidan
Lazio vs Bayer Leverkusen
Manchester United vs Club Brugge
Sporting Lisbon vs CSKA Moscow
Rapid Vienna vs Shakhtar Donetsk
Monacco vs Valencia
No Responses to “Isku Aadka Championka Oo La Soo Saray,Iyadoona United Kox Jilcan Ku Dhacday.”