• Home

Logo

Banooni
Navigation
  • Home
  • Wararka Maanta
  • England
  • Spain
  • Italy
  • Germany
  • Faransa
  • Championka
  • Afrika

Jose Mourinho Oo Aamusnaantii Ka Baxay, Buruskii Ay Chelsea Burisay Kadib.

By Diyeeshe | on 07/02/2016 | 0 Comment
mou

Tababarihii hore koxda Chelsea, ayaa markii ugu joreesay la hadlay saxaafada,waxuuna u sheegay inuu si dhaqsiya ugu soo laaban doono saxada kubadda Cagta.

Mou ayaa ka soo muuqday garoonka koxda Borussia Dortmund kulan ay la ciyaareysay koxda Herth Berlin oo barbaro ku soo dhamaaday, waxaana macalinkan in muddo ah la arkin tan iyo bishii Desember.

Jariirada GQ, oo wax ka weydiisay inuu faraxsanyahay u sheegay,” Ma farasani ilaa an ku soo laabto kubbad cagta ayuu ugu jawaabay”.

Maku raaxesanaayi xaladaan balse Waan heystaa, wax walba, waana jeclahay ayu hadalkiisa ku soo koobay.

Share this:

  • Tweet
Share this story:
  • tweet

Author Description

No Responses to “Jose Mourinho Oo Aamusnaantii Ka Baxay, Buruskii Ay Chelsea Burisay Kadib.”

Qor aragtidaada Cancel Reply

Emailkaga dadka ma arkayaan Required fields are marked *


*
*

  • Leonardo Bonucci oo markii ugu horreeysay ka hadlay sababtii uu uga soo tegey Juventus

    23/07/2017 - 0 Comment
  • Xiliga Neymar uu ku biirayo PSG iyo qiimaha uu ugu dhaqaaqayo oo la ogaaday

    23/07/2017 - 0 Comment
  • Real Madrid oo lacag 100 Milyan ka badan kula wareegeysa Kylian Mbappe

    23/07/2017 - 0 Comment
  • Tabobare Antonio Conte oo go’aan uu lix bil ka hor gaaray ku fuliyay Diego Costa

    23/07/2017 - 0 Comment
  • Manchester United oo war wanaagsan kaheshay Fifa. hadaba muxu yahay warka.

    22/06/2017 - 0 Comment
  • Ma rumeysan doontid, marka aad Aragto inta ciyaartoy ee Caan ah haddana ka mid ah Qoxootiyada Kubbadda Cagta Ciyaarta, Soomaali ayaa ka mid ah!!!

    22/06/2017 - 0 Comment
  • Ghana: Asamoah Gyan Oo Sheegaya In Goolkii Ugu Fiicnaa Abid Uu Ka Dhaliyay Soomaaliya

    22/06/2017 - 0 Comment
  • Manchester City oo dhameestiri doonta saxiixa saddexaad ee xili ciyaaredkan,Waa kuma?

    18/06/2017 - 0 Comment
  • Man City oo dalab waali ah ka gudbin doonta laacib laf dhabar u ah kooxda Dortmund

    18/06/2017 - 0 Comment
  • Maxaa ka soo kordhay xaalada xiddiga xulka qaranka Soomaaliya ee Macaani???

    18/06/2017 - 0 Comment

Halkaan Like Dheh Si Aad War Deg Deg Ah U Hesho.

Banooni
  • Home
  • Wararka Maanta
  • England
  • Spain
  • Italy
  • Germany
  • Faransa
  • Championka
  • Afrika
© 2015. All Rights Reserved. Created with love by Mohamed Siidi