• Home

Logo

Banooni
Navigation
  • Home
  • Wararka Maanta
  • England
  • Spain
  • Italy
  • Germany
  • Faransa
  • Championka
  • Afrika

Koxd Arsenal Oo Aad Uga Carootay Koxda Man City, Kadib Marki Ay La Soo Xariiren Xiddigeda Hector Bellerin.

By Diyeeshe | on 23/07/2016 | 0 Comment
wenger.

Qaar ka mid ah wargesyada Ingiriiska ayaa qoreen in naadiga Man City qorshaha ku darsatay sidii ay gacanta ugu soo dhigi laheyd daafaca garabka midig Hector Bellerin.

Xidigaan xulka Spain ka tirsan waxaa taageero weyn u ah macalin Pep Guardiola oo doonayo inuu xagaagan lasoo saxiixdo kana cayaarsiiyo garabka midig.

Balse Arsenal ayaa arinkaan uga carootay madaama Hector Bellerin uu qandaraas dheer kula jiro Gunners-ka sidoo kalena kusoo baxay laacib muhiim u ah.

Arsenal ayaa digiin u dirtay masuulka Man City suuqa cayaartooyda u qaabilsan Txiki Begiristain oo la sheegay inuu fariin u diray Hector Bellerin.

Arsenal waxay Bellerin bishii April ka balan qaaday in mushaarkiisa sare loo qaadi doono kadib markii uu bandhig wacan la yimid laakiin Man City ayaaba haatan xidigan u dirtay fariin ay ugu sheegtay in mushaar uusan waligiis ku riyoonin lagu siin doono waana sababta keentay in Arsenal arinkaan ka carooto.

Labada daafac ee Man City Bacary Sagna iyo Pablo Zabaleta waa kudo haatan sii duqoobayaan sidaa darteed macalin Pep Guardiola Hector Bellerin ayuu rabaa inuu garabka midig ee daafaca ku aamino hadii uu xagaagan xidigaan gacanta kusoo dhigo.

Share this:

  • Tweet
Share this story:
  • tweet

Author Description

No Responses to “Koxd Arsenal Oo Aad Uga Carootay Koxda Man City, Kadib Marki Ay La Soo Xariiren Xiddigeda Hector Bellerin.”

Qor aragtidaada Cancel Reply

Emailkaga dadka ma arkayaan Required fields are marked *


*
*

  • Leonardo Bonucci oo markii ugu horreeysay ka hadlay sababtii uu uga soo tegey Juventus

    23/07/2017 - 0 Comment
  • Xiliga Neymar uu ku biirayo PSG iyo qiimaha uu ugu dhaqaaqayo oo la ogaaday

    23/07/2017 - 0 Comment
  • Real Madrid oo lacag 100 Milyan ka badan kula wareegeysa Kylian Mbappe

    23/07/2017 - 0 Comment
  • Tabobare Antonio Conte oo go’aan uu lix bil ka hor gaaray ku fuliyay Diego Costa

    23/07/2017 - 0 Comment
  • Manchester United oo war wanaagsan kaheshay Fifa. hadaba muxu yahay warka.

    22/06/2017 - 0 Comment
  • Ma rumeysan doontid, marka aad Aragto inta ciyaartoy ee Caan ah haddana ka mid ah Qoxootiyada Kubbadda Cagta Ciyaarta, Soomaali ayaa ka mid ah!!!

    22/06/2017 - 0 Comment
  • Ghana: Asamoah Gyan Oo Sheegaya In Goolkii Ugu Fiicnaa Abid Uu Ka Dhaliyay Soomaaliya

    22/06/2017 - 0 Comment
  • Manchester City oo dhameestiri doonta saxiixa saddexaad ee xili ciyaaredkan,Waa kuma?

    18/06/2017 - 0 Comment
  • Man City oo dalab waali ah ka gudbin doonta laacib laf dhabar u ah kooxda Dortmund

    18/06/2017 - 0 Comment
  • Maxaa ka soo kordhay xaalada xiddiga xulka qaranka Soomaaliya ee Macaani???

    18/06/2017 - 0 Comment

Halkaan Like Dheh Si Aad War Deg Deg Ah U Hesho.

Banooni
  • Home
  • Wararka Maanta
  • England
  • Spain
  • Italy
  • Germany
  • Faransa
  • Championka
  • Afrika
© 2015. All Rights Reserved. Created with love by Mohamed Siidi