• Home

Logo

Banooni
Navigation
  • Home
  • Wararka Maanta
  • England
  • Spain
  • Italy
  • Germany
  • Faransa
  • Championka
  • Afrika

Leonardo Bonucci oo markii ugu horreeysay ka hadlay sababtii uu uga soo tegey Juventus

By Dadir | on 23/07/2017 | 0 Comment
b-106

Gaashaanka Leonardo Bonucci ayaa difaacey go’aankii uu ku tegey kooxda Milan – “Isuma arko khaa’in ama calooshiis u shaqayste” ayuu yiri.

Dambeedkan ayaa si lala yaabo horraantii bishan ugu wareegey kooxda Rossoneri, isagoo Torino ka xirxirtey kaddib 7 fasal-ciyaareed isagoo lagu iibsadey €42m oo euro.

Laacibkan caalamiga ah ee reer Talyaani ayaa maanta waraysi dheer siiyay warsidaha  Gazzetta dello Sport, isagoo sharraxaad ka bixiyay waxyaabo badan, gaar ahaan sababta ugu wayn ee uga tegey Juve.

“Noloshu waxay ka samaysan tahay meertooyin furma oo xirma,” ayuu Bonucci ku yiri waraysiga oo laga qaaday xalaytoole.

“Marka aad koox ka tirsanaato 7 sanadood, waxaad rajaysaa inaad ka tagto wax qurux badan. Qaybtii dambe ee fasal-ciyaareedkii tegey waxaa mar qura lumey dabarkii isku kaaya hayey, deetana waxaannu wada go’aansannay inaan kala waydaaranno.” ayuu ku sababeeyay tegistiisa.

 

 

Share this:

  • Tweet
Share this story:
  • tweet

Author Description

No Responses to “Leonardo Bonucci oo markii ugu horreeysay ka hadlay sababtii uu uga soo tegey Juventus”

Qor aragtidaada Cancel Reply

Emailkaga dadka ma arkayaan Required fields are marked *


*
*

  • Xiliga Neymar uu ku biirayo PSG iyo qiimaha uu ugu dhaqaaqayo oo la ogaaday

    23/07/2017 - 0 Comment
  • Real Madrid oo lacag 100 Milyan ka badan kula wareegeysa Kylian Mbappe

    23/07/2017 - 0 Comment
  • Tabobare Antonio Conte oo go’aan uu lix bil ka hor gaaray ku fuliyay Diego Costa

    23/07/2017 - 0 Comment
  • Manchester United oo war wanaagsan kaheshay Fifa. hadaba muxu yahay warka.

    22/06/2017 - 0 Comment
  • Ma rumeysan doontid, marka aad Aragto inta ciyaartoy ee Caan ah haddana ka mid ah Qoxootiyada Kubbadda Cagta Ciyaarta, Soomaali ayaa ka mid ah!!!

    22/06/2017 - 0 Comment
  • Ghana: Asamoah Gyan Oo Sheegaya In Goolkii Ugu Fiicnaa Abid Uu Ka Dhaliyay Soomaaliya

    22/06/2017 - 0 Comment
  • Manchester City oo dhameestiri doonta saxiixa saddexaad ee xili ciyaaredkan,Waa kuma?

    18/06/2017 - 0 Comment
  • Man City oo dalab waali ah ka gudbin doonta laacib laf dhabar u ah kooxda Dortmund

    18/06/2017 - 0 Comment
  • Maxaa ka soo kordhay xaalada xiddiga xulka qaranka Soomaaliya ee Macaani???

    18/06/2017 - 0 Comment
  • Barcelona Ayaa ku guuleysatay Coppa Del Rey +Sawirro

    28/05/2017 - 0 Comment

Halkaan Like Dheh Si Aad War Deg Deg Ah U Hesho.

Banooni
  • Home
  • Wararka Maanta
  • England
  • Spain
  • Italy
  • Germany
  • Faransa
  • Championka
  • Afrika
© 2015. All Rights Reserved. Created with love by Mohamed Siidi