
Kooxda Real Madrid ayaa aad ugu sii dhawaanaysa inay qiimo qaali ah oo rikoor ah ku qaadato weeraryahanka reer France ee Kylian Mbappe.
Jariiradda The Sun ayaa baahisay in kooxda Real Madrid ay kula heshiisay Monaco in Kylian Mbappe ay kula wareegto lacag rikoor ah oo dhan 120 milyan oo gini.
Kylian Mbappe mar dhow waxa uu xiran doonaa maaliyadda caddaanka ah ee Madrid sida la warinayo!!
Warkan ayaa imaanaya in xilli todobaadki tagay ay kooxda Manaco ku dhawaaqday in dacwad ay ka gudbineyso kooxaha waaweyn ee qaarada Yurub ay sharci darro ku la xiriireen laacibkeeda Kylian Mbappe
No Responses to “Real Madrid oo lacag 100 Milyan ka badan kula wareegeysa Kylian Mbappe”